HomeUncategorized

Maamulka Golis oo Sheegay in Qaxootiga ku haray Bosaaso iyagana la Qaadi doono

Axad, May 17, 2015 (Daljir) —Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa maanta magaalada Bosaso ka ambabixisay 300 oo qof oo qayb ka ahaa Qaxootiga kaso qaxay dalka Yaman ee ku sugnaa magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Baarlamaanka Puntland oo baaq nabadeed u diray 2-da ardaa ee ku dagaalamay Cagaarre.
Madaxwaynaha Kenya oo shaaciyay xilliga ciidamadiisu ka baxayaan Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliya oo lagu wado in uu Puntland Yimaado

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: