Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe una jooga h

Maanso dareen leh oo lagu taageray Musharrax Cali Xaaji Warsame (Daawo)
Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Puntland 20 sano kabacdi (dhegayso/daawo)
(LIVE ) MAANHADAL: Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame

iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee
Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe
una jooga howlo nabadeen ah waxaa uu Hambalyo u diray Madaxweynaha
cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo kuxigeenkiisa Axmed
Cilim Axmed Karaash.

Dhinaca kale Ugaas Axmed Barre Taakooy ayaa baaq nabadeed u diray
Beelihii dhawaan kudiriray qeybo kamid ah gobalada Galgaduud iyo
Hiiraan.

Halkan kadaawo sido kale hambalayada

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    Reer PL HA ALABARYEEN OO HAKA ALBARYEEN ALLIHII DHAAFIYEY INA GAAS.
    D I G N I I N.
    IGA GAARSIIYA WIILASHA KU JIRA BUURAHA GALGALA.
    I=ISRAELI
    S=SECRET 
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS MADE IN ISRAELI=(SUICIDE PROJECT & MISSIONERY GROUPS).go fuck your self
    ISIS LEADER ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT &ISRAELIAN.is not Muslims,sure.(IWEYDII ANIGA)!.

DISQUS: