Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

Waxgaradka Gobalka Galgaduud oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni (dhegayso|daawo)

iyadoo ay isa soo tarayaan Hambalyada loo dirayo Madaxda cusub ee
Puntland ayaa Ugaas Axmed Barre Taakooy oo kusugan degmadda Balanballe
una jooga howlo nabadeen ah waxaa uu Hambalyo u diray Madaxweynaha
cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Dani iyo kuxigeenkiisa Axmed
Cilim Axmed Karaash.

Dhinaca kale Ugaas Axmed Barre Taakooy ayaa baaq nabadeed u diray
Beelihii dhawaan kudiriray qeybo kamid ah gobalada Galgaduud iyo
Hiiraan.

Halkan kadaawo sido kale hambalayada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • nuurkanederland 5 years ago

    Reer PL HA ALABARYEEN OO HAKA ALBARYEEN ALLIHII DHAAFIYEY INA GAAS.
    D I G N I I N.
    IGA GAARSIIYA WIILASHA KU JIRA BUURAHA GALGALA.
    I=ISRAELI
    S=SECRET 
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS MADE IN ISRAELI=(SUICIDE PROJECT & MISSIONERY GROUPS).go fuck your self
    ISIS LEADER ELLIOTE SHIMON HE WAS MOSSAD AGENT &ISRAELIAN.is not Muslims,sure.(IWEYDII ANIGA)!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com