Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa kadhacay goob ciidamo iyo dad shacab ah ay joogeen, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa qarax bam gacmeed ah. Qofkii gaystay falka ayaa ka baxsaday goobta.

Maxaabis isku dayday inay kabaxsaddan Xabsiga Garoowe & Saarakil ka hadlay (Daawo)
Gurtida Cabudwaaq oo kaso horjeestay Qaabka loo xulayo Erayda Golaha degaanka Cabudwaaq (dhegayso)
Qaar kamid ah waxgaradka gobalka Bari: “Annagu doorasho qof & cod ah ayaan rabnaa”

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa kadhacay goob ciidamo iyo dad shacab ah ay joogeen, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa qarax bam gacmeed ah.

Qofkii gaystay falka ayaa ka baxsaday goobta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: