Site icon Radio Daljir

Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa kadhacay goob ciidamo iyo dad shacab ah ay joogeen, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa qarax bam gacmeed ah.

Qofkii gaystay falka ayaa ka baxsaday goobta.

Exit mobile version