Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Shacab khasaare kasoo gaaray qarax xalay kadhacay Muqdisho

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa kadhacay goob ciidamo iyo dad shacab ah ay joogeen, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa qarax bam gacmeed ah. Qofkii gaystay falka ayaa ka baxsaday goobta.

Hoggaanka SSC-Khaatumo oo la doortay iyo hawlaha adag ee horyaal
Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in si guud logu gurmado shacabka Qardho
Wararkii ugu dambeeyay ee kulamada Rooble uu ka wado Dhuusamareeb

Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhaawacantay qarax xalay kadhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa kadhacay goob ciidamo iyo dad shacab ah ay joogeen, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inuu ahaa qarax bam gacmeed ah.

Qofkii gaystay falka ayaa ka baxsaday goobta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: