Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

HomeWararka

Xirfadlayaasha Caafimaad ee Bosaso oo loo tababaray xuquuqda qaxootiga(dhegayso)

Hay’adda GRT ayaa tababar kusaabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Dadka Qaxootiga ee dhibaatada caafimaad ay haysato sida loo daryeeli karo u qabatay xirfadlayaasha caafimaad ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee Bosaso. Masuuliyiinta GRT iyo dadka la tababaray ayaa ka hadlay Xuquuqda aadanaha iyo daryeelidda dadka buka ee qaxootiga ah. Hoos kadhegayso warbixinta. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c211788020100580ee192b9/Warbixinta+Tabbarka+.mp3

Ra’iisul Wasaare Khayre oo si Heer sare ah loogu soo dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo Magaalada Xeraale
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Qaar kamid ah Madaxda Xisbiyadda (dhegayso)
RW Rooble oo Warsaxafadeed deg deg ah soo saaray (Akhriso)

Hay’adda GRT ayaa tababar kusaabsan Xuquuqda Aadanaha iyo Dadka Qaxootiga ee dhibaatada caafimaad ay haysato sida loo daryeeli karo u qabatay xirfadlayaasha caafimaad ee ka howlgala xarumaha caafimaad ee Bosaso.

Masuuliyiinta GRT iyo dadka la tababaray ayaa ka hadlay Xuquuqda aadanaha iyo daryeelidda dadka buka ee qaxootiga ah.

Hoos kadhegayso warbixinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: