Guddiga doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Qaar kamid ah Madaxda Xisbiyadda (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Qaar kamid ah Madaxda Xisbiyadda (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan ee qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda xisbiyada KMg ee dalka.

kulanka ayaa diirada lagu saaray arimo ay kamidyihiin wadashaqeynta labada dhinac,iyo kor u qaadista tayada xisbiyada iyo Awoodooda hogaamineed.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka madaxa bannaan xaliimo ismaaciil xaliimo yarey ayaa kulanka kadib sheegtay in xisbiyada sida KMg loo diwaangaliyey ay ku dadaalaan sidii ay ugu gudbi lahaayeen Axzaab rasmi ah iyo inay aragti kuyeeshaan sharciga doorashooyinka oo hadda diyaarintiisa ay socoto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    IIDHEH BAY HAYSAA HABARTAAN GOOGARADA YAR!.
    HAL QOF & HALCOD MAYA DHICI KARTO MARKA LOO FIIRIYO WAXA JIRA.
    SIDAY MAAWEELADAA U JILAYSO BAA LAGAARAYAA 2019 KA DIB NA DOORASHO DAD BAN BAA LA SAMAYN DOONAA 2020.
    WAXAYNA KU SHAQAYNAYSAA KAARTADII MICHAEL KEATING KASOO GEEDO DHEER & GEED GAABAN UFUULA SOMALIYA INAYSAN TALAABO HORE UQAADIN. WHY NOT? TALADA DALKA BAA GACANTIISA KA BAXAYSA.
    HADEERNA MICHAEL KEATING WAA GUUMEYSTAHA DAAHA GADAASHIISA DALKA KA XUKUMA.
    SOMALIYANA XAQIIQ WAXAY KU JIRTAA GACAN GUUMEYSTE XORNA MA AHA.
    NINKAAN TAAS OGAYNOOW NOLOSHA GEERIDAA KAAGA FIICAN DUNIDANA CULAYS UUN BAAD KU HAYSAA=MUWAASHI.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com