Qarax laga maqlay Muqdisho

HomeWararka

Qarax laga maqlay Muqdisho

Qarax xoog badan ayaa laga maqlay goor dhowayd magaalada Muqdisho, sidoo kalle rasaas ayaa la maqlayaa. Goobjoogayaal ayaa sheegaya qaraxa in laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir. Waxaa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo muddooyinkii u dambeeyey shaqo dayactir uu ka socday, dibna loogu furayo. Wixii aksoo kordha kala soco Daljir.com  

Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
MUQDISHO: Dhalinyaro kamid noqonaya ciidamadda xoogga oo kulan sagootin ah loo sameyeey
CIIDANKII BADBAADO QARAN OO INTOODA BADAN CAAWA KU HOYDAY MUQDISHO (daawo)

Qarax xoog badan ayaa laga maqlay goor dhowayd magaalada Muqdisho, sidoo kalle rasaas ayaa la maqlayaa.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya qaraxa in laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo muddooyinkii u dambeeyey shaqo dayactir uu ka socday, dibna loogu furayo.

Wixii aksoo kordha kala soco Daljir.com

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: