Qarax laga maqlay Muqdisho

Qarax xoog badan ayaa laga maqlay goor dhowayd magaalada Muqdisho, sidoo kalle rasaas ayaa la maqlayaa.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya qaraxa in laga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir.

Waxaa uu ka dhacay agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo muddooyinkii u dambeeyey shaqo dayactir uu ka socday, dibna loogu furayo.

Wixii aksoo kordha kala soco Daljir.com

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com