Faahfaahin: Qarax kadhacay goob u dhow tiyaatarka Qaranka

Faahfaahin: Qarax kadhacay goob u dhow tiyaatarka Qaranka

Qarax xoogan ayaa kadhacay goob u dhow Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho afaafkiisa hore gaar ahaana xarun barkantorool ah oo ciidamadu ay ku baaraan gaadiidka madaxtooyada.

Qaraxa aya gaystay khasaare kalla duwan,  laakiin wali macadda baaxaddiisa.

Sawir horudhac ah ayaa muujinaya burbur.

Tiyaatarka ayaa waxaa ka socda howlo is xilqaan ah oo dib loogu dayactirayo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com