Laamaha amaanka baydhabo oo ka hadlay gaari sida waxyaabaha qarxa oo la qabtay

HomeWararka

Laamaha amaanka baydhabo oo ka hadlay gaari sida waxyaabaha qarxa oo la qabtay

Wararka laga helayo Magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur galbeed somaaliya ayaa kusoo waramaya in ciidanka amaanka ee maamulkaas ay gacanta

Madaxweynaha DFS oo magacaabay Taliyeyaasha Ciidanka Lugta iyo Badda
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Sheekh Shariif iyo Sharmarke oo ku Sugan Dubia kana Hadlay Qarixii Zoobe iyo Arimo kale

Wararka laga helayo Magaaladda Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur galbeed somaaliya ayaa kusoo waramaya in ciidanka amaanka ee maamulkaas ay gacanta ku dhigeen gaari ay sarnayeen walaxaha qarxa.

Xasan Maxamed Xuseen(Eelaay) Wasiirka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in gaariga lagu qabtay mid kamid ah kontoroolada magaalada.

dhinaca kale Xasam Maxamed Xuseen(Eelaay) ayaa si weyn ugu mahadceliyay ciidanka amniga ee gacanta ku dhigay.

Ujeedada walxahan qarxa ayuu ku sheegay in ay ahayd mid la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka Koonfur Galbeed.

19ka bishaan doorashada maamulkaas la filaya inay dhacdo,waxaana si weyn loo adkeeyay amniga guud ee magaalada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: