Musharrax Cali Xaaji Warsame: “diinta islaamka kama xishoon karno inaan ku dhaqano,dadku Cali wa wadaad bay dhahaan” (Daawo)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharrax Cali Xaaji Warsame: “diinta islaamka kama xishoon karno inaan ku dhaqano,dadku Cali wa wadaad bay dhahaan” (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay dadka qaar ee ku tilmaama inuu yahay nin sheekh ah ,isla markaana an dalka loog

Musharrax Cali Xaaji Warsame: “Waa in musharraxiinta iyo bulshadu door ku yeeshaan guddiga xallinta khilaafaadka ama …” (dhegayso)
Farriin siyaasadeed: Puntland waxay u baahantahay hoggaamiye daacad ah han leh jeebkiisa ka weyn (daawo)
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo khudbad u jeediyeey bulshadda iyo ardayda Garoowe (daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali Xaaji Warsame ayaa ka hadlay dadka qaar ee ku tilmaama inuu yahay nin sheekh ah ,isla markaana an dalka looga baahnayn sheekh,isago sheegay in ay jiraan dad si kale u fikira.

isago hadlayeey Musharraxa Cali Xaaji Warsame wuxu yiri “Diinta islaamka inaa ku dhaqmo kama xishoon karno. In ladhaho Cali Xaaji Warsame waa sheekh” ayuu Musharraxa.

Hoos kadaawo

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: