Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo U Duulay Dalka Qatar

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo U Duulay Dalka Qatar

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay da

BLUE REVOLUTION IN BORAMA as Somaliland occupation forces shoot to kill
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan (Dhegayso)
Safarkii Galmudug Gees Illaa Gees: Miyi, Madal Aroos iyo Ciyaaro, maalin ceel iyo Carshin, Magaalo ka magaalo illaa Madaxtooyo (daawo)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaaraha oo casuumaad ka helay Amiirka dalka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa la filayaa marka uu gaado Dooxa in uu madaxda dalkaas la yeesho kulamo ay uga wada hadlayaan xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo dhinacyada iskaashiga laba geesoodka ah.

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa sidoo kale ka qeyb galaya shirka sannadlaha ah ee Madasha Dooxa oo sanadkii hore ee 2017 uu sidaan oo kale uu uga qayb galay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: