Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

HomeWararka

Ciidamada dowlada oo garab ka helaya Mareykanka oo weerar ku qaaday Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya oo ka shanaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugna dalka Soomaaliya ayaa weerar qorshaysnaa waxa ay ku

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka Wasiirada Jubbaland?
Xildhibaanada Puntland oo ka digay doorashooyinka Somaliland (dhegayso)
Faysal Cali Waraabe oo ka Hadlay dood dhexmartay DFS iyo Somaliland (Daawo)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya oo ka shanaya Ciidamada Mareykanka ee ku sugna dalka Soomaaliya ayaa weerar qorshaysnaa waxa ay ku qaadeen xalay xarun Al-shabaab ay ku lahaayeen Gobolka Shabeellaha Hoose .

Weerarka ayaa ka dhacay degmada Owdhiigle ,lamana xaqiijin karo ilaa iyo haatan khasaaraha dhabta ah ee uu weerarkan dhaliyay .

Mareykanka  ayaa  ciidamada Soomaaliya ka caawiyay dagaalka Al-shabaab ,waxayna siiyaan taba baro iyo qalab Milatari.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: