Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Cali Xaaji Warsame: “Ma dhici doonto in Bossaso qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo” (dhegayso)

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo maanta  lagu soodhaweeyay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka hadlay amaandarada magaalada Bosaaso  iyo dilalk

Murrashax Cali Xaaji Warsame iyo Baahida Shacabka Birta dheer (Daawo)
Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)
MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

Musharax Madaxweyne Cali Xaaji Warsame oo maanta  lagu soodhaweeyay magaalada Bosaaso ayaa waxa uu ka hadlay amaandarada magaalada Bosaaso  iyo dilalka qorshaysan ee loo gaysanayo haldoorkii ummadda.

Cali Xaaji ayaa sheegay in wax laga xumaado ay yahay in ganacsatadii Puntland laga qaado lacago baad ah, qaarkoodna ay magaalada isaga cararaan baqdin darteed.

Waxa uu balan qaaday in haddii uu xilka ku guulaysto aysan dhici doonin in qof dambe oo biri-ma-gaydo ah lagu dilo magaalada Bosaaso.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: