Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Gaalkacyo si aan kalahar laheyn loogu soodhaweeyay (sawirro)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka  Mudug waxaa maanta lagu soo dhaweeyey Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah Musharaxiinta Puntland. Musharraxa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ku soodhaweeyey  dadweyne farabadan  oo sitay  calanka Puntland  iyo kan Soomaaliya, iyo waliba maamulka gobolka iyo kan degmada.

Qabanqaabada soodhaweynta Musharrax Cali Xaaji Warsame oo  maalmahanba ka socotay magaalada Gaalkacyo ayaa ahayd mid aan kalahar laheyn.

Amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, waxaana waddooyinka iyo garoonka diyaaradaha ku sugnaa ciidamada Booliska iyo duwa daraawiishta Puntland.

Hoos ka daawo sawirada soodhaweynta musharraxa.

 


by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com