MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

Barnaamijka Maanhadal ee maanta waxaa marti noogu ah musharrax Cali Xaaji Warsame oo u tartamaya xilka madaxweynimo ee Puntland. Barnaamijka waxaa ka soo qaybgalaya bulshada Puntland, daljoog iyo qurbajoogba.

Maanhadal maanta kaga bogo su’aalaha: Cali waa kuma, waa se maxay qorshihiisa siyaaseed?

Barnaamijka waxaa daadihinya Axmed Shiikh Maxamed Tallman. Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com