Kulanki Golaha Aqalka sare oo Arrimo kala duwan looga dooday (dhegayso)

HomeWararka

Kulanki Golaha Aqalka sare oo Arrimo kala duwan looga dooday (dhegayso)

Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa ka doodista iyo su’aallo weydiin Hindise-sharciyeedka la dagaalanka musuq- maasuqa, waxaana goobjoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Warbixintan waxaa muqdisho kaso diray wariye cabdiraxmaan waabero http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c02b6cf02010057f4dd4415/warka+waaberi+aqalka+sare+oo+maanta+kadooday+hindiso+sharciyeedka+ladagaalanka+musuq+maasuqa+waxaan++kusugnaa+aqalka+sare+wasiirka+cadaalada+somaaliya+.mp3

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garowe (dhegayso)
Wafdi wasiiro ah oo tagay dhahar
Ciidamadda dowladda oo degaano kala wareegay Alshabaab

Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa ka doodista iyo su’aallo weydiin Hindise-sharciyeedka la dagaalanka musuq- maasuqa, waxaana goobjoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa muqdisho kaso diray wariye cabdiraxmaan waabero

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: