Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Cabudwaaq garoon ciyaareed ka dhagax dhigay (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo Cabudwaaq garoon ciyaareed ka dhagax dhigay (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhagax dhigayaya Garoonka kubada cagta oo laga hirgalinayo Caabudwaaq.

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ku sugnaa Qaar kamid ah waxgaradka Cabudwaaq iyo Masuuliyin ka tirsan Galmudug.

Warbixintan Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Cabudwaaq kasoo diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com