Wafdi wasiiro ah oo tagay dhahar

HomeWararka

Wafdi wasiiro ah oo tagay dhahar

Wafti iskugu jiraa Wasiiro xukuumada Dawladda Puntland, Maamulka Gobolka Haylaan, dhakhatiir ka tirsan Wasaradda Caafimadka Puntlnad iyo Masuuliyiin k

Wareysi Waaberi layeeshay Wasiirku xugeenkii dhalinyarada ciyaaraha Hirshabeele Axmed Saney oo xilka laga qaaday
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
ARDAA: Xalqaddii 34aad – Xukuumadda Puntland iyo Ra’yi-qabka Bulshada (dhegayso)

Wafti iskugu jiraa Wasiiro xukuumada Dawladda Puntland, Maamulka Gobolka Haylaan, dhakhatiir ka tirsan Wasaradda Caafimadka Puntlnad iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta safar shaqo ku tagay deegaanka Af-urur ee Gobolka haylaan iyo degaano hoosyimaada.

Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasarada Xanaanada Xoolaha Dawladda Puntlnad Maxamed Cabdulaahi (Libaaxe) ayaa waxaa ku weheliyey Wasiir kuxigeenka Ganacsiga Puntlnad Mustafe Daahir Aadan Gudoomiyaha gobolka Haylaan Maxamed Faarax Canjeex, , madax kale oo ka socotay bahda cafimaadka iyo Masuuliyiin kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: