Kulanki Golaha Aqalka sare oo Arrimo kala duwan looga dooday (dhegayso)

Kulanki Golaha Aqalka sare oo Arrimo kala duwan looga dooday (dhegayso)

Kulanka maanta ee Golaha Aqalka sare oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ajandihiisu wuxuu ahaa ka doodista iyo su’aallo weydiin Hindise-sharciyeedka la dagaalanka musuq- maasuqa, waxaana goobjoog ahaa Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa muqdisho kaso diray wariye cabdiraxmaan waabero

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com