Buhoodle oo lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayeey degmadda Cusub ee Cegaag (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

Buhoodle oo lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayeey degmadda Cusub ee Cegaag (dhegayso/sawiro)

Magaalada Buuhoodle waxaa lagu munaasibad lagu soo dhoweynayey degmada Ceegaag ee gobolka Cayn oo dhowaan la magacaabay inay degmo noqoto. kasoo qaybg

Alshabaab oo Shaacisay In La Diley Hogaamiye Cali Jabal
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika
Xildhibaan Nuradiin oo daljir uga waramay Baaqashadda Kal-fadhigii Barlamanka PL (dhegayso)

Magaalada Buuhoodle waxaa lagu munaasibad lagu soo dhoweynayey degmada Ceegaag ee gobolka Cayn oo dhowaan la magacaabay inay degmo noqoto. kasoo qaybgalayaasha munaasibada oo isugu jirey qaybaha bulshada gobolka Cayn ayaa siweyn usoo dhoweeyey degmada cusub ee kusoo biirtay gobolka.

Dadkii madasha ka hadlay ayaa bogaadiyey dadka deegaanka Ceegaag oo mudo yar ku kasbaday inay degmo noqoto, degmada Ceegaag oo magaalo laga dhigay 2006 ayaa mudo yar ku noqotay magaalo weyn oo leh dhamaan adeegyada aasaasiga ah ee degmo looga baahan yahay.

Ugu danbayn dadka ayaa dawlada Puntland ka codsaday adeegyada aasaasiga ah ka tageerto bulshada degmadda Ceegaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: