Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wada hadallo kula yeeshay Yokohama, Japan Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika Mudane Hafez Ghanem.

Wada hadallada ayaa diiradda lagu saaray dadaallada la xiriira dib u habeynta maaliyadda, daynta cafinta iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta wanaagsan ee haatan ka dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com