Xildhibaan Nuradiin oo daljir uga waramay Baaqashadda Kal-fadhigii Barlamanka PL (dhegayso)

25 bishan waxaa baaqday kal-fadhi ay ahayd inay isugu yimadaan Golaha wakiilada Puntland oo noqon laha kii ugu dnbeeyey muda xilliloodkooda, kaas ooo ay ahyd inay ku Ansixyaan miiisaaniyada saddexda bilood ee dooorashada lagu jiro iyo gudiga doorashada hadii Madaxweynuhu magacaabo,taas oo anan dhicin.

Intaas oo dhan ma dhicin waxaana xildhibaanadii wakhtigooda dhamaaday ay u kala baxeen gobolada ay kaso jeedeen si ay u raadsadaan mar kale inay dib u soo labtan.

Xildhibaan nuuradiin Cabdirashiid Cali oo ka mid ah Xubnaha hada wakhtigoodu dhamaanayo ayaa Radio daljir u sheegay in Baarlaamnka uu ka mid ka yahay aysan dhacayn ilaa Baarlaman badala lasoo gudbiyo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com