Dhismaha Buundo cusub oo Puntland laga hirgalinayo (dhegayso)

Dhismaha Buundo cusub oo Puntland laga hirgalinayo (dhegayso)

Buundadan ayaa noqonaysa mid lagu dhiso si Isxilqaamnimo ah oo guud ahaan dadweynaha ka qayb-qaadanayaan dhismaheeda.

Dhaqaalaha ku baxay dhismaha Buundadan ayaa dhan $ 70,000 dollar iyadoona la sheegay in lagu dhisayo muddo dhan 45 cisho gudahood,waxaana dhererkeeda lagu sheegay 120 M sida ay sheegeen Guddigu.

Guddiga dhismahaan oo u badan haween ayaa dadweynaha Puntland ka codsaday in laga qayb galo dhismaha buundadan.

Luul Maxamed Warsame oo kamid ah Guddiga dhismaha Buundada ayaa iiga warantay, caqabadaha iyo waxyaabaha keenay inay arrintaan u istaagaan .Dhismaha Buundo cusub oo dad mareen

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com