Musharax Khaliif ciise Mudan oo Qardho gaaray (dhegayso/daawo)

HomeWararka

Musharax Khaliif ciise Mudan oo Qardho gaaray (dhegayso/daawo)

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Khaliif ciise mudan ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar. Waxaa kusoo dhaweyeey Gudaha Magaaladda Qaybaha kala duwan ee bulshadda iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka karkaar. Wariye Maxamuud Fantastic ayaa kaso diray qardho warbixin http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bfab5d0fd0000caffc6f05d/Warbixinta+khaliif+cise+mudan+.mp3

XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR
Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray
BARAKACAYAASHA BUUHOODLE, KALIIL KULUL, BIYO LA’AAN BAAHSAN & BISHA RAMADAN

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Khaliif ciise mudan ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar.

Waxaa kusoo dhaweyeey Gudaha Magaaladda Qaybaha kala duwan ee bulshadda iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka karkaar.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa kaso diray qardho warbixin


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: