Musharax Khaliif ciise Mudan oo Qardho gaaray (dhegayso/daawo)

Musharax Khaliif ciise Mudan oo Qardho gaaray (dhegayso/daawo)

Musharax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Khaliif ciise mudan ayaa maanta si weyn lagu soo dhaweyeey magaaladda qardho ee xarunta gobalka karkaar.

Waxaa kusoo dhaweyeey Gudaha Magaaladda Qaybaha kala duwan ee bulshadda iyo qaar kamid ah Nabadoonada gobalka karkaar.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa kaso diray qardho warbixin


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com