Wasaaradda Haweenka oo daahfurtay ololaha kahortagga tacadiyada kadhanka ah jinsiga (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka oo daahfurtay ololaha kahortagga tacadiyada kadhanka ah jinsiga (dhegayso)

Ololaha ka hortagga tacadiga ka dhanka ah jinsiga ayaa ah mid looga soo horjeedo in la dhibaateeyo Haweenka iyo Carruurta islmarkaana Bulshada laga wacyi galiyo sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen cirib tirka tacdiyada loo geysto xaquuqda Carruurta iyo Haweenka.

Waxaa munaasabada Furitankeeda kasoo qeyb galay Wasiirka Haweenka Puntland Maryama Axmed Cali , Wasiirka waxbarashada Puntland , Hay’addaha caalamiga ah, kuwa maxaliga ah iyo ururada bulshada rayidka ee Puntland .

Warbixintaan waxaa ka diyaariyay Axmed Sheekeeye oo Daljir Garoowe ku sugan .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com