Dibad bax looga soo hor jeeday Muuse Biixi oo laas-Caanood lagu qabtay (Sawiro)

HomeWararka

Dibad bax looga soo hor jeeday Muuse Biixi oo laas-Caanood lagu qabtay (Sawiro)

Magaalada  laas-Caanood  ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay dibad bax looga soo hor jeeday  madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Bii

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xaflad Qalinjabin Fasalka 8aad Iskuulka Midnimo Qardho
Ra’iisul Wasaare Xamse’ Waa in laga garaabo Goonni isku taaga Somaliland”

Magaalada  laas-Caanood  ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay dibad bax looga soo hor jeeday  madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ku maraya gobolada bari ee deegaanada Soomaaliland ay ka arimiso .

Dadweyne aad ufara badan ayaa isgu soo baxay wadooyinka magaalada , kuwaas oo sitay boorar ay ku qornaayeen dooni mayno Muuse Biixi.

Puntland ilaa iyo hada kama aysan hadlin safarka Muuse Biixi ,wuxuna madaxweyne Gaas  uu safar ku joogaa degmada Garacad, halkaas oo uu shalay ka dhegax dhigay dekeda cusub ee degmada .

Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: