Dibad bax looga soo hor jeeday Muuse Biixi oo laas-Caanood lagu qabtay (Sawiro)

Dibad bax looga soo hor jeeday Muuse Biixi oo laas-Caanood lagu qabtay (Sawiro)

Magaalada  laas-Caanood  ee xarunta gobolka Sool waxaa maanta lagu qabtay dibad bax looga soo hor jeeday  madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo safar ku maraya gobolada bari ee deegaanada Soomaaliland ay ka arimiso .

Dadweyne aad ufara badan ayaa isgu soo baxay wadooyinka magaalada , kuwaas oo sitay boorar ay ku qornaayeen dooni mayno Muuse Biixi.

Puntland ilaa iyo hada kama aysan hadlin safarka Muuse Biixi ,wuxuna madaxweyne Gaas  uu safar ku joogaa degmada Garacad, halkaas oo uu shalay ka dhegax dhigay dekeda cusub ee degmada .

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com