Madaxweyne Farmaajo oo  Istanbul ka dagay

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo Istanbul ka dagay

Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya mudane  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loo shaacin waxa uu ku tagay magaalada Istanbul ee 

Waraysi: Gumaadka shacabka Falastiin & aamuuska waddamada Islaamka
QM oo ka jawaabtay Go’aanka Trump lacagta uga jarayo WHO
Dad isku qoys ahaa oo lagu dilay duleedka Warsheekh & faah faahin laga helayo

Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya mudane  Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loo shaacin waxa uu ku tagay magaalada Istanbul ee  caasimada dalka Turkiga.

Madaweyne Farmaajo ayaa Istanbul waxa uu kula kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga Receb Tayyib Erdogan.

Madaxda labada dhinac ayaa ka wada hadli doona xiriirka soo jireenka ah ee Turkiga iyo Soomaaliya oo maalmihii udambeeyay uu gaabis  ku yimid.

 

Madaweyne Farmaajo ayaa safar qaatay mudo sadax maalmood ah waxa uu kutagay dalka Talyaaniga ,wuxuuna halkaasi kula kulmay madaxda ugu saraysa dalkaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: