Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar aan horay loo shaacin waxa uu ku tagay magaalada Istanbul ee caasimada dalka Turkiga.
Madaweyne Farmaajo ayaa Istanbul waxa uu kula kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga Receb Tayyib Erdogan.
Madaxda labada dhinac ayaa ka wada hadli doona xiriirka soo jireenka ah ee Turkiga iyo Soomaaliya oo maalmihii udambeeyay uu gaabis ku yimid.
Madaweyne Farmaajo ayaa safar qaatay mudo sadax maalmood ah waxa uu kutagay dalka Talyaaniga ,wuxuuna halkaasi kula kulmay madaxda ugu saraysa dalkaasi.
Dhigaal Cusub
« Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)
« Kismaayo: Gabar Ayeeyadeed sun ku Dishay (Sawiro)
Dhigaal Duug ah
Aqbali mayno dib dambe in lataabto karaamada Indheer garadka Puntland ee Qaaliga ah (Maqaal ) »
Aqbali mayno dib dambe in lataabto karaamada Indheer garadka Puntland ee Qaaliga ah (Maqaal ) »