Soomaaliland oo ku kala qayb santay  wada hadalka dowladda Fadaraalka (dhegayso)

HomeWararka

Soomaaliland oo ku kala qayb santay wada hadalka dowladda Fadaraalka (dhegayso)

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uusan xaq ulahayn in uu yiraahdo wadahadal lalama galayo dowladda faradaalka Soomaaliya . Faysal ayaa sheegay in arintaasi ay ku timid caadifad shaqsi oo uu Muuse Biixi  ku kacay ,taasina aysan ka dhex shaqayn doonin Soomaaliland. Dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf7d48afd000041c0c6a579/faysal+.mp3

Gurmadkii bulshada gobolka Mudug ee Beledweyne oo la qaybiyay (dhegayso)
Baarlamaanka Soomaaliya oo kulankoodii u horeeyey yeelanaya kadib doorashadaii
Xoogaga Mucaaradka ee Yemen oo dowladda ku wareejiyay magaalada Xudayda

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee maamulka Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uusan xaq ulahayn in uu yiraahdo wadahadal lalama galayo dowladda faradaalka Soomaaliya .

Faysal ayaa sheegay in arintaasi ay ku timid caadifad shaqsi oo uu Muuse Biixi  ku kacay ,taasina aysan ka dhex shaqayn doonin Soomaaliland.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: