Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Nairobi u dhoofay  (Daawo)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Nairobi u dhoofay (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali xaaji Warsame ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Garoowe isago u dhoofay dalka kenya gaar ahaan Magaaladda Nairobi. Cali Xaaji oo saxaafadda kula hadlayeey Garoonka inta uusan dhoofin wuxuu ka warbixiyeey safarkiisa kenya ,isago sido kale ka hadlay xaladda Puntland iyo doorashooyinka.

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo war qoraal ah soosaaray, kadib markii maanta musharraxiin kale ku shireen Garoowe.
Musharrax Cali Xaaji: “Nin shandad sita oo maanta soodegay wallaahi buusan Puntland xukumi karin!” (daawo)
MAANHADAL: Musharrax Cali Xaaji Warsame waa kuma waa se maxay qorshihiisa siyaasadeed? (dhegayso/daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali xaaji Warsame ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Garoowe isago u dhoofay dalka kenya gaar ahaan Magaaladda Nairobi.

Cali Xaaji oo saxaafadda kula hadlayeey Garoonka inta uusan dhoofin wuxuu ka warbixiyeey safarkiisa kenya ,isago sido kale ka hadlay xaladda Puntland iyo doorashooyinka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0