Musharrax Cali Xaaji Warsame oo Nairobi u dhoofay (Daawo)

Musharrax Madaxweyne Puntland Mudane Cali xaaji Warsame ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Garoowe isago u dhoofay dalka kenya gaar ahaan Magaaladda Nairobi.

Cali Xaaji oo saxaafadda kula hadlayeey Garoonka inta uusan dhoofin wuxuu ka warbixiyeey safarkiisa kenya ,isago sido kale ka hadlay xaladda Puntland iyo doorashooyinka.


by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com