Dowladda oo dib ugu soo celisay dalka 124 qof oo kuxirnaa Liibiya  Sawiro)

HomeWararka

Dowladda oo dib ugu soo celisay dalka 124 qof oo kuxirnaa Liibiya Sawiro)

124 qof oo ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya  ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa isugujira Rag iy

BAYDHABO: Dadkii Soomaliland laga soo barakiciyay oo maalintii labaad gaaray
Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka oo ka hadlay XirirkaMaamulka Sh/hoose iyo Alshabaab (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Jaangooyey Saacadaha Shaqada Shaqaalaha Xukuumadda

124 qof oo ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya  ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dadkan ayaa isugujira Rag iyo Dumar, waxaana ka muuqatay diif iyo daal mudo badan ku haysatay  Xabsiyada Liibiya.

Dowladda ayaa dadaalo badan oo ay samaysay waxa ay ku guulaysatay in dhalinyaro farabadan oo kuxirnaa Xabsiyada dalka Liibiya ay ka soo dayso , kuwaas oo qaarkood dib ula midoobay qoysaskooda.

Sawiro.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: