Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka oo ka hadlay XirirkaMaamulka Sh/hoose iyo Alshabaab (dhegayso)

HomeWararka

Abaanduulaha Ciidamadda Xogga Dalka oo ka hadlay XirirkaMaamulka Sh/hoose iyo Alshabaab (dhegayso)

Abaan duulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo maanta shir jaraaid kuqabtay gobolka shabeelaha hoose oo ah halka ay cii

Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar ka dhacay Gaarisa
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo magacaabay guddiga Gurmadka Fatahaadaha Roobka.
Jubbaland oo Mareykanka kala hadashay Arrimaha doorashooyinka

Abaan duulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo maanta shir jaraaid kuqabtay gobolka shabeelaha hoose oo ah halka ay ciidamadu howlagla alshabab kabileen ayaa sheegay in shacabka gobolka laga dhaadhiciyay in ciidamada xooga dalka ay kuyihiin cadowga koowaad .

waxa uu Abaan duulaha uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad si qaldan wax uga dhaadhiciyay dadka deegaanka arintaas o caqabad ku ah howlgalkii ciidamada ee ka dahnka ahaa Al-shabaab.

Maamulada qaar ee degmooyinka sida maamuka shabeelaha hoose ayuu ku eedeeyay in ay ku shaqeeyaan fikirka Al-shabaab oo ay wada shaqan hose ay jirto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: