Dowladda oo dib ugu soo celisay dalka 124 qof oo kuxirnaa Liibiya Sawiro)

Dowladda oo dib ugu soo celisay dalka 124 qof oo kuxirnaa Liibiya  Sawiro)

124 qof oo ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya  ayaa maanta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Dadkan ayaa isugujira Rag iyo Dumar, waxaana ka muuqatay diif iyo daal mudo badan ku haysatay  Xabsiyada Liibiya.

Dowladda ayaa dadaalo badan oo ay samaysay waxa ay ku guulaysatay in dhalinyaro farabadan oo kuxirnaa Xabsiyada dalka Liibiya ay ka soo dayso , kuwaas oo qaarkood dib ula midoobay qoysaskooda.

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com