Guddiga Doorashooyinka dowladda KG: “Musharrax Roobow abu-Mansuur waa buuxiyey shuruudaha musharraxnimo”

HomeWararka

Guddiga Doorashooyinka dowladda KG: “Musharrax Roobow abu-Mansuur waa buuxiyey shuruudaha musharraxnimo”

Hogaamiye kuxigeenkii hore Al-shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa maanta la siiyay kaarka aqoonsiga ee musharaxnimada doorashada Koonfur G

Puntland oo ka tacsiyadeysay geerida AUN Cali khaliif Galayr
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Faadumo Dagan Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Hogaamiye kuxigeenkii hore Al-shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa maanta la siiyay kaarka aqoonsiga ee musharaxnimada doorashada Koonfur Galbeed uu ugu tartamayo.

Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa uu ku dhawaaqay inuu buuxiyay shuruudaha musharixiinta looga baahnaa, inkastoo dowladda faderaalka Soomaaliya ay ka digtay inuu ka qaybgalo doorashada, iyada oo u sababaysay in uusan buuxin shuruudihii looga baahnaa ee ka bixidda Al-shabaab.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: