Guddiga Doorashooyinka dowladda KG: “Musharrax Roobow abu-Mansuur waa buuxiyey shuruudaha musharraxnimo”

Guddiga Doorashooyinka dowladda KG: “Musharrax Roobow abu-Mansuur waa buuxiyey shuruudaha musharraxnimo”

Hogaamiye kuxigeenkii hore Al-shabaab Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa waxaa maanta la siiyay kaarka aqoonsiga ee musharaxnimada doorashada Koonfur Galbeed uu ugu tartamayo.

Guddiga doorashooyinka ayaa waxaa uu ku dhawaaqay inuu buuxiyay shuruudaha musharixiinta looga baahnaa, inkastoo dowladda faderaalka Soomaaliya ay ka digtay inuu ka qaybgalo doorashada, iyada oo u sababaysay in uusan buuxin shuruudihii looga baahnaa ee ka bixidda Al-shabaab.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0