Wacaal darey ah: Nabadoon Xarrago oo dib xorriyadiisa u helay

HomeWararka

Wacaal darey ah: Nabadoon Xarrago oo dib xorriyadiisa u helay

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayenka Nabadoonada gobolka Bari oo mudo 5 maalmod ah kuxirnaa   Xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso ayaa maanta

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | DEEQO LADAN BASHIIR | BOSAASO 12-JULY-2022
Mareykanka oo taageeray baaqii Aqalka Sare iyo maamul goboleedyadda qaarkood

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah afhayenka Nabadoonada gobolka Bari oo mudo 5 maalmod ah kuxirnaa   Xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa kadib markii laamaha amniga ay ka xireen Kaaantaroolka magaalada Bosaaso xili uu ku sii jeeday  gobolka Sanaag  .

Nabadoonka oo lahadlay idaacada Daljira yaa sheegay in uu nabad qabo  oo aysan jirin wax dhibaato ah oo lo gaystay intii uu xabsiga kujiray.

Waxa uu sheegay in siideyntiisa ay ka qayb qaateen maamulka gobolka Bari , kan degmada , waxgaradka iyo Siyaasiyiinta gobolka.

Nabadoon Xarago ayaa ugu dambayn umahad celiyay radio Daljir oo uu sheegay in siidayntiisa ay sabab u ahayd kadib markii maanta ay lahadleen aqoonyahanada gobolka .

Lasoco waraysiga Nabadoonka oo dhameystiran.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: