HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 10 Oct -2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo dhoweeyey hawlgal dhowaan ciidamada Badda Maraykanku ka fuliyeen magaalada Baraawe, Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka Dawlada Federalka, oo su aalo amaanka dalka kusaabsan weydiiyey Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Maxkamada Gobolka Bari oo xukuno dil ah ku ridey dad wax tahriibinjirey, Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay qorshaha Wasaaradiisa ee goobihii caafimaad ee ay maamulijirey Hay ada MSF oo dhowaan ka baxday dalka Soomaaliya, Dakhtarka Neerfaha ee Maxamed Jaamac Salaad & Wafti uu hogaaminayo oo lagu martiqaaday dalka Sweden & madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ku laabtay.

Shir looga hadlay dhismaha garoonka Diyaaradaha oo ka dhacay Buuhoodle (Sawiro & Codad)
DHAGEYSO: Wasaaradda Waxbarashada ee Puntland oo kahadashay Arrimaha Imtixaanadka Shahaadiga ah
Guddoomiyaha guddiga ganacsatada Barkaaraha oo walaac ka muujiyey dib u hawl-galidda suuqa kaddib markii m/weyne Shariif ku dhawaaqay furitaankiisa.

Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo soo dhoweeyey hawlgal dhowaan ciidamada Badda Maraykanku ka fuliyeen magaalada Baraawe, Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka Dawlada Federalka, oo su aalo amaanka dalka kusaabsan weydiiyey Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Maxkamada Gobolka Bari oo xukuno dil ah ku ridey dad wax tahriibinjirey, Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay qorshaha Wasaaradiisa ee goobihii caafimaad ee ay maamulijirey Hay ada MSF oo dhowaan ka baxday dalka Soomaaliya, Dakhtarka Neerfaha ee Maxamed Jaamac Salaad & Wafti uu hogaaminayo oo lagu martiqaaday dalka Sweden & madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ku laabtay.?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: