Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland Cabdikariin Gargaar ayaa sheegay mid ka mid ah ciidamada ka mushaar qaata Somaliland inay qayb ka yihiin colaadda deegaanka Dhumay oo dhimashadu ay gaartay 50-qof. 85 dhaawac ah. Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jaraa’id oo su’aalo lagu waydiiyay. Hoos kadaawo

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
QM oo wakhtiga u kordhisay Ciidamadda AMISOM
Maxaad ka taqaan cudurka Burseelka iyo wax yaabaha laga qaado ? (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland Cabdikariin Gargaar ayaa sheegay mid ka mid ah ciidamada ka mushaar qaata Somaliland inay qayb ka yihiin colaadda deegaanka Dhumay oo dhimashadu ay gaartay 50-qof. 85 dhaawac ah.

Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jaraa’id oo su’aalo lagu waydiiyay.

Hoos kadaawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: