Site icon Radio Daljir

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland oo qiray Colaadda Dhumay inay qayb ka yihiin ciidamo mushaar kaqaata Somaliland (daawo)

Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland Cabdikariin Gargaar ayaa sheegay mid ka mid ah ciidamada ka mushaar qaata Somaliland inay qayb ka yihiin colaadda deegaanka Dhumay oo dhimashadu ay gaartay 50-qof. 85 dhaawac ah.

Hadalkan ayaa waxaa uu ku sheegay shir jaraa’id oo su’aalo lagu waydiiyay.

Hoos kadaawo

Exit mobile version