Cali Xaaji: “Xalka kaliya ee colaadda Dhumay waa odayaasha dhaqanka Puntland oo u kaca” (daawo)

Cali Xaaji: “Xalka kaliya ee colaadda Dhumay waa odayaasha dhaqanka Puntland oo u kaca” (daawo)

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta magaca ku leh geyiga Soomaaliya iyo Puntland  oo isagoo ku sugan Nairobi la hadlay radio Daljir ayaa waxaa uu ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood.

Cali ayaa sababaha soo celcelinaya ku tilmaamay suurtagalnimada daraf sadexaad oo dagaalka kicinaya, heshiiska oo aan ahmiyad wayn la siin dhaqangalkiisa.

Hoos kadhegayso waraysiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com