Caalamka oo Sucuudiga ku cadaadinaya Xaqiiqda qaabka loo dilay Khashoggi (Daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Caalamka oo Sucuudiga ku cadaadinaya Xaqiiqda qaabka loo dilay Khashoggi (Daawo)

Dowladaha Yurub oo ay ugu horreeyaan Jarmalka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa bilaabay cadaadis cusub oo ay saaraan boqortooyada Sucuudiga. Hoggaamiy

Muuqaalka Bulshada: Raadka Musuqmaasuqu uu bulshada ku leeyahay (dhegayso)
Iran & Qadar iyo Jaahwareerka Sacuudiga iyo Xulufadiisa GCC
Barnaamijka Ganacsiga: Saamaynta shillin Soomaaliga ee ganacsiga

Dowladaha Yurub oo ay ugu horreeyaan Jarmalka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa bilaabay cadaadis cusub oo ay saaraan boqortooyada Sucuudiga. Hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa isla shalay shaacisay in dowladda Jarmalku aysan wax hub ah oo danbe ka gadi doonin Sucuudiga illaa ay boqortooyada Sucuudigu la soo shirtagaan xaqiiqada dhabta ah iyo sida loo dilay Jamal Khashoggi.

Halkan Kadaawo Warbixin

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: