Site icon Radio Daljir

Caalamka oo Sucuudiga ku cadaadinaya Xaqiiqda qaabka loo dilay Khashoggi (Daawo)

Dowladaha Yurub oo ay ugu horreeyaan Jarmalka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa bilaabay cadaadis cusub oo ay saaraan boqortooyada Sucuudiga. Hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel ayaa isla shalay shaacisay in dowladda Jarmalku aysan wax hub ah oo danbe ka gadi doonin Sucuudiga illaa ay boqortooyada Sucuudigu la soo shirtagaan xaqiiqada dhabta ah iyo sida loo dilay Jamal Khashoggi.

Halkan Kadaawo Warbixin

Exit mobile version