Muuqaalka Bulshada: Raadka Musuqmaasuqu uu bulshada ku leeyahay (dhegayso)

Ku soodhawaada dhegaystayaal Barnaamijka Muqaalka Bushada ee  Radio Daljir oo maalinkasta ka baaha dhammaan xarumaha Daljir ee Soomaaliya, marka laga reebo maalinta Jimcaha.

Muuqaalka Bulshada maanta waxa uu ku saabsanyahay raadka uu Bulshada ku leeyahay musuqmaamusqa iyadoo lagu jiro xili Puntland ay isku diyarinayso doorshada Madaxweynaha ayna hadda socoto xulista xubnaha Baarlamaanka cusub ee sannadka 2019.

Barnaamijka waxaa marti noogu ah Shiikh Cali Maxamed oo ku taqasusay shareecada iyo qaanuunka waxna ku soo bartay dalka Suudaan.

Wariye  Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa barnaamijka daadihinaya.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com