Sare ukac ku yimid qiimaha maciishada ee  Garoowe  (dhegayso)

HomeWararka

Sare ukac ku yimid qiimaha maciishada ee Garoowe (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto Qudaarta noocyadeeda kala duwan ee suuqa wayn  ee magaalada Garoow ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn . Ganacsatada suuqa  Qu

Mareykanka oo sheegay inuu 13- katirsan Daacish ku dilay duqayn diyaaradeed Puntland
Wasiir an dalka joogin oo xilka lagu wareejiyeey Garoowe (Daawo)
STIMSOM: Ashabaab Yuraaniyam ay Iran ka Iibiso ma Qodi Kadho

Qiimaha lakala siisto Qudaarta noocyadeeda kala duwan ee suuqa wayn  ee magaalada Garoow ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn .

Ganacsatada suuqa  Qudaarta ayaa arintan usaba beeyay sarifka lacagta doolarka oo aan fadhiyin  iyo dowladda oo ganacsatada ku kordhisay canshuurtii ay ka qaadi jirtay.

Dhanka kale waxaa sare ukacay qiimaha Hilibka ee neefka gowraca ah.

Hadaba warbixintan waxaa Garoowe ka soo jeedinaya wariyaha Daljir Axmed Sheekeeye .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: